Sideen U qaadan karaa Koorsada?

Another sample post testing all the standard WP editor features

Mahadsanid soo booqashdaada websitkan, waxaana awood u leedahay in aad ka hesho goobtan koorsooyin kala duwan.

Ma dooneysaa in aad qaadato koorsooyinkan? Fadlan raac talaaboyinkan hoose:

  1. Is diiwangali.

  2. Dooro koorsa aad rabto

  3. Hore u gal, hadii aay koorsada FREE tahay marka aad rabto bilow. Lakiin hadii ay lacag tahay marka hore bixi lacagta.

Waxad lacagta ku bixin kartaa:

  • Paypal: alibashi11@hotmail.com

  • Visa/Mastercard amaankiisa Sugan.

  • Hdii aad Joogto Somalia: waxad isticmali kartaa Salama bank:

Akoonka Salama bank isticmal:  33 30 61 37

Kadibna e-mail inoo soo dir aad ku cadeyneso soo diraha magaca oo sadexan iyo qiimaha aad bixisay.

  • Dhawaan waxan ku soo kordhin donaa MPESA insha Allah

Markaad bixiso kadib la soo xiriir: aliosesse@gmail.com WhatsApp: 0047 40042131
17/07/2020

0 responses on "Sideen U qaadan karaa Koorsada?"

Leave a Message

Your email address will not be published. Required fields are marked *

2020 © kabarro.com All rights reserved.