Warning: Trying to access array offset on value of type null in /customers/f/6/6/kabarro.com/httpd.www/wp-content/themes/wplms/includes/filters.php on line 440

Setup Menus in Admin Panel

Setup Menus in Admin Panel

You must be logged in to take this course  →   |

2

Xisaab Aasaasi Coursadan waxaan ku baran doontaa xisaabta aasaasiga ah gaar ahaa arithmetic, sida Barashada Tirrooyinka Kudarta Kajarta Kudhufashada Uqeybinta. …

Apply to enroll
Xisaab Aasaasi Coursadan waxaan ku baran doontaa xisaabta aasaasiga ah gaar ahaa arithmetic, sida
  • Barashada Tirrooyinka
  • Kudarta
  • Kajarta
  • Kudhufashada
  • Uqeybinta.
  • Jajabka (Fraction)
  • Cabirada sida:
  • 1. Area 2. Distance 3. Volume 4. Wheight
  • Geomentry
  • Algebra
Koorsadan waxa ay ka koobantahay muuqaallo, qoraalo iyo quiz yaal, loo soo naqshadeeyay sida ugu munaasabsan, uguna sahlan fahankeeda. Aqoonta Hore Looma baahna in aad aqoon hore ama dheeraad u lahaato xisaabta, sababta oo ah Maadadan waxaan ugu talagalnay dhamaan inta ubaahan in ay bartaan xisaabta aas aasiga, iyo inta jecel in ay soo celiyaan Xusuustooda Xisaabta. Hadii aad caruur ledahayna aad u barato si aad caruurtada uga caawiso cashara xisaabta ee iskuulka..

Course Currilcum

    • 2-1 Hordhaca kajarta 00:07:46
    • 2-2 KaKajar Tirooyinka badan 00:08:59
    • 3-1 Hordhaca Iskudhufashada 00:06:43
    • 3-2 Shaxda Iskudhufashada 00:08:00
    • 3-3 Iskudhufashada Tirroyinka badan 00:07:36
    • 3-4 Iskudhufashada Tirrooyinka badan 2 00:11:06
    • 4-1 Fahanka Isku qeeybinta 00:09:42
    • 4-2 Uqeeybinta Tirooyinka Ebenta kujirta 00:06:04
    • 4-3 Isku Qeeybinta Tirrooyinka Badan 00:07:30
    • 4-4 Isku Qeeybinta Tirrooyinka Badan 2 00:09:55
    • 4-5 Uqeeybasamidda Tirrooyinka 00:02:26
    • 4-6 Uqeeybasamidda Tirrooyinka 2 00:06:32
    • 5-1 Hordhaca Jajabka 00:05:40
    • 5-2 Hordhaca Jajab 2 00:03:04
    • 5-3 Hordhaca Jajabka 3 00:04:06
    • 5-4 Midkee weyn Jajabyadan 00:08:57
    • 5-5 Midkee weyn Jajabkan 2 00:07:43
    • 5-6 Iskudar Jajabka 00:06:42
    • 5-7 Jajab isku dhafan (Mixed Fraction) 00:08:33
    • 5-8 Jajab qumane- Maqumale (Improper- to Mix fraction) 00:06:42
    • 5-9 Jajab isku dhafan-maqumane (Mix to Improper) 00:04:36
    • 5-10 Jajab iskumid– Equivalant fraction 00:07:02
    • 5-11 Kala jaris Jajab hooseye isku mid 00:04:42
    • 5-12 Jaja Hoos u dhigis — Reduse Fraction 00:08:12
    • 5-13 Jajab hoos u dhigis 2 00:06:36
    • 5-14 Jajab dalicis — Raise Fraction higher term 00:08:04
    • 5-15 Iskudhufo Jajabka — Multiply fraction 00:08:31
    • 5-16 Isku qeybi Jajabka — Divide Fraction 00:07:25
    • 5-17 Isku qeybi Jajab 2 00:07:01
    • 5-18 Jaja Isku Dhafan– Oder of operetion — Fraction 00:09:33
2021 © kabarro.com All rights reserved.