Warning: Trying to access array offset on value of type null in /customers/f/6/6/kabarro.com/httpd.www/wp-content/themes/wplms/includes/filters.php on line 440

Setup Menus in Admin Panel

Setup Menus in Admin Panel

You must be logged in to take this course  →   |

0

Coming Soon Description Dabcan waxa aad dooneysaa in aad sameeysato kanaal Youtube oo caan ah, soo maahan? Waxaa suuragal ah …

Apply to enroll

Coming Soon

Description

Dabcan waxa aad dooneysaa in aad sameeysato kanaal Youtube oo caan ah, soo maahan? Waxaa suuragal ah in aad ku cusubtahay Youtube, ama waxa aad leedaha qibrad yar dhinaca Youtubeka lakiin wali u baahan caawimaad si aad u hormariso kanalkaada.  Youtube waa mid ka mid ah goobaha ugu fiican uguna munaasabsan in aad ku soo caanbixiso magacaada/shirkadaada/websitekaaga ugudanbeeyna aad ka sameyso lacago badan.  Hadaba coursada waa midii aad u bahneyd hana ka shakin in aad dib usoo noleyso kanalkaada Youtubeka ama cnal cusub aad sameysato, waxa aan diyaar u ahay in aan ku gacan qabto.


Koorsadan waxan kuso qaadan donaa:

  • In aad sameysato canal cusub oo youtube ah.
  • In aad ku xayeysiisid shirkadaada youtubeka
  • Sida aad ku heli leheyd dad badan oo kugu xiran
  • Sida loo helo subscribers badan
  • Sameynta video tayo leh
  • Thumpnail soo jiidasho leh
  • Sida lacagaha looga sameeyo Youtube.

Waxa lagaaga bahanyahay:

  • Waa in aad niyada ku haysaa, kanal nocee ayad rabtaa in aad sameysato.
  • Waa in aad google account lahaataa. koorsadan ayan ku soo qaadan donaa sida loo sameysto.

Koorsadan marka aad dhameyso waxa aad awood u leedahay:

  • In aad kanal cusub oo youtube aad sameysato
  • In aad hesho views subscriber la´aan
  • In aad u badasho dadka kudawada subscribers
  • In aad ku sameyso videoyada qiimo jaban
  • Sida loo maamulo bogga youtube
  • Sida analytics loo isticmaalo
  • Iyo kuwo kaloo badan.


Course Currilcum

2021 © kabarro.com All rights reserved.