Youtube Basics

(1 customer review)

Courses Included

Dabcan waxa aad dooneysaa in aad sameeysato kanaal Youtube oo caan ah, soo maahan?
Waxaa suuragal ah in aad ku cusubtahay Youtube, ama waxa aad leedaha qibrad yar dhinaca Youtubeka lakiin wali u baahan caawimaad si aad u hormariso kanalkaada.

Youtube waa mid ka mid ah goobaha ugu fiican uguna munaasabsan in aad ku soo caanbixiso magacaada/shirkadaada/websitekaaga ugudanbeeyna aad ka sameyso lacago badan.

Hadaba coursada waa midii aad u bahneyd hana ka shakin in aad dib usoo noleyso kanalkaada Youtubeka ama cnal cusub aad sameysato, waxa aan diyaar u ahay in aan ku gacan qabto.

Category: Tags: , ,

Description

Coursadan waxan kuso qaadan donaa:

  • In aad sameysato canal cusub oo youtube ah.
  • In aad ku xayeysiisid shirkadaada youtubeka
  • Sida aad ku heli leheyd dad badan oo kugu xiran
  • Sida loo helo subscribers badan
  • Sameynta video tayo leh
  • Thumpnail soo jiidasho leh
  • Sida lacagaha looga sameeyo Youtube.

Waxa lagaaga bahanyahay:

  • Waa in aad niyada ku haysaa, kanal nocee ayad rabtaa in aad sameysato.
  • Waa in aad google account lu lahaataa. Coursada ayan ku so qaadan donaa sida loo sameysto.

Koorsadan marka aad dhameyso waxa aad awood u leedahay:

  • In aad kanal cusub oo youtube aad sameysato
  • In aad hesho views subscriber la´aan
  • In aad u badasho dadka kudawada subscribers
  • In aad ku sameyso videoyada qiimo jaban
  • Sida loo maamulo bogga youtube
  • Sida analytics loo isticmaalo
  • Iyo kuwo kaloo badan.

 

1 review for Youtube Basics

  1. TutEnrott

Add a review

Your email address will not be published.

2021 © kabarro.com All rights reserved.