Sideen Isku Diwan Galiyaa

1- Marka aad is diiwangalineyso marka ugu horeeya
a) Login kasii dooro – – Sign Up

Magacada iyo emailkada ku buuxi
Erayga sirta kuu qaas ah sameyso

2- Email aya lagu so dirayaa ee, e-mailka lagu so diray fur si lagu hubiyo in aad adiag tahay oo Virus ehee.

3- Markad hubiso kadib waxaad awood u ledahay in aad websitka isticmasho. “Aktivate”

Si aad koorsada u qaadato fadlan fur badhanka dare ee midig. START COURSE

Hadii aad u baahato cawimaad dheeri fadlan lana soo Xiriir.
E-mail: aliosesse@gmail.com

17/07/2020

0 responses on "Sideen Isku Diwan Galiyaa"

Leave a Message

Your email address will not be published. Required fields are marked *

2020 © kabarro.com All rights reserved.