Warning: Trying to access array offset on value of type null in /customers/f/6/6/kabarro.com/httpd.www/wp-content/themes/wplms/includes/filters.php on line 440

Setup Menus in Admin Panel

Setup Menus in Admin Panel

Nagu sabsan​

Ujedadeena ayaa ah inaan kobcino aqoonta iyo xirfada muhiimka kuu ah si aad u gaarto hadafkada iyo hiigsiga aqooneed.
Sidas darteed waxan kuu diyarinay helida brograamyaal iyo softweerro aad ku baran karto online meelkasta iyo waqti walba. Waxaana fursad u leedahay inaad ku barato computerka, tabletka iyo mobilka.
Kabarro waxaad ka heli kartaa koorsoyin badan oo kusaabsan barashada programada digitalka sida: Photoshop, InDesign, Illustrator, Execell, Word, Power point, Final cut Pro iyo kuwo kale oo badan. Markastana waxan diyaar u nahay sii balarinta boggan iyo casharada aad ka heli karto.
Korsoyinkan aya isugu jira video, qoraalo iyo dokumentiyo kuu sahlaya fahamka koorsoyinkan.

2021 © kabarro.com All rights reserved.