
Magaceey waa Cali Maxamed Cismaan oo ku magac dheer Calibashi kuna nool dalka Norwey, kuna taqasusay Civil Engineering gaar ahaan dhismaha. Waxan ahay Asaasaha websitkan Kabarro.com oo aad ku hormarinkarto xirfadaada si fursadaada mustaqbalka u wanaagsanaato.