Warning: Trying to access array offset on value of type null in /customers/f/6/6/kabarro.com/httpd.www/wp-content/themes/wplms/includes/filters.php on line 440

Setup Menus in Admin Panel

Setup Menus in Admin Panel

Xisaab Dugsi Hoose (Aasaasi)

Category:

Description

Xisaab Aasaasi
Coursadan waxaan ku baran doontaa xisaabta aasaasiga ah gaar ahaa arithmetic, sida

  • Barashada Tirrooyinka
  • Kudarta
  • Kajarta
  • Kudhufashada
  • Uqeybinta.
  • Jajabka (Fraction)
  • Cabirada sida:

1. Area
2. Distance
3. Volume
4. Wheight

  • Geomentry
  • Algebra

Koorsadan waxa ay ka koobantahay muuqaallo, qoraalo iyo quiz yaal, loo soo naqshadeeyay sida ugu munaasabsan, uguna sahlan fahankeeda.

Aqoonta Hore
Looma baahna in aad aqoon hore ama dheeraad u lahaato xisaabta, sababta oo ah Maadadan waxaan ugu talagalnay dhamaan inta ubaahan in ay bartaan xisaabta aas aasiga, iyo inta jecel in ay soo celiyaan Xusuustooda Xisaabta. Hadii aad caruur ledahayna aad u barato si aad caruurtada uga caawiso cashara xisaabta ee iskuulka.

2021 © kabarro.com All rights reserved.