Warning: Trying to access array offset on value of type null in /customers/f/6/6/kabarro.com/httpd.www/wp-content/themes/wplms/includes/filters.php on line 440

Setup Menus in Admin Panel

Setup Menus in Admin Panel

Sale!

Measurement I Cabirada

Original price was: $10.00.Current price is: $5.00.

Courses Included

Macluumadka Koorsadan
Koorsadan waxaad ku baran kartaa cabirada sida:

  • Length (Masaafada/dhirirka)
  • Weight (Culeysyada)
  • Volume (cabirada darerala)
  • Time (waqtiga)

Guud ahaan koorsadan waxa aad ku baran dontaa:

  • Fahanka guud ee cabirada
  • Sida cabirada kala gadisan aan ugu badali karto cabirro kale.
  • In aad hesho sawirka guud, waxa lagu weydiiyay iyo sida ugu sahlan aad ku heli karto jawaaabta.

Koorsadan waxa ka horeya koorsada Xisaabta asaasiga fadlan soo dhamey barka hore.

Category:

Description

Aqoonta Hore

Waxaa lagaaga baahanayahay in aad horay usoo qaadatay xisaab asaasiga:

  • Isku darka
  • Kalajarista
  • Kudhushashada
  • Uqeeybinta

Koorsadan waxa ka horeya koorsada Xisaabta asaasiga fadlan soo dhamey barka hore.

2021 © kabarro.com All rights reserved.