Measurement | Cabiradda

1 STUDENTS ENROLLED

Macluumadka Koorsadan
Koorsadan waxaad ku baran kartaa cabirada sida:

  • Length (Masaafada/dhirirka)
  • Weight (Culeysyada)
  • Volume (cabirada darerala)
  • Time (waqtiga)

Guud ahaan koorsadan waxa aad ku baran dontaa:

  • Fahanka guud ee cabirada
  • Sida cabirada kala gadisan aan ugu badali karto cabirro kale.
  • In aad hesho sawirka guud, waxa lagu weydiiyay iyo sida ugu sahlan aad ku heli karto jawaaabta.

Aqoonta Hore

Waxaa lagaaga baahanayahay in aad horay usoo qaadatay xisaab asaasiga:

  • Isku darka
  • Kalajarista
  • Kudhushashada
  • Uqeeybinta

Koorsadan waxa ka horeya koorsada Xisaabta asaasiga fadlan soo dhamey barka hore.

Course Curriculum

1 Cabirada Masaafada (Length)
1.1 Hordhaca Cabirada 00:06:25
1.2 Ubadal Cabirada dhirirka cabiro yar 00:10:57
1.3 Ubadal Cabirrada dhirirka cabirro weeyn 00:08:44
2 Cabiradda Culeeyska (weight)
2-1 Cabirada Culeyska 00:10:02
3 Cabirada Capacity Volume
3-1 Isku badal Cabirada Capacity Volume 00:09:54
3-2 Iskubadal Cabirada Capacity Volume 2 00:10:11
4 Cabiradda Saacadda
4-1 Ubadal daqiiqado 00:08:20

Course Reviews

N.A

ratings
  • 5 stars0
  • 4 stars0
  • 3 stars0
  • 2 stars0
  • 1 stars0

No Reviews found for this course.

Apply for Course49 SEATS LEFT
  • UNLIMITED ACCESS
  • 50 SEATS

Course Stats Widget

Recent Posts

2020 © kabarro.com All rights reserved.