Microsoft Outlook 2020
$10.00
Courses Included
Waxaad Ku baran doontaa:
- In aad maareyso emailka, calendar events iyo Contact and task.
- In aad barato sida ugu wanagsan oo aad ku isticmasho xirfadaha wada xiriirka.
- In aad barato, sitra ugu muhiimsan ee professional environment
Waxaad U Bahantahay
- Wax xirfad hore lagaagama baahna.
- In aad haysato midka mid ah: Microsoft Outlook 2003, 2007, 2010, 2013, 2016
- Dadadaal iyo Sabar badan