Warning: Trying to access array offset on value of type null in /customers/f/6/6/kabarro.com/httpd.www/wp-content/themes/wplms/includes/filters.php on line 440

Setup Menus in Admin Panel

Setup Menus in Admin Panel

Sale!

Mictosoft Powerpoint

Original price was: $20.00.Current price is: $10.00.

Koorsdan waxan kugu soo diyariyay si aad markiiba u isticmaasho marka aad dhameeyso qeeybta ugu horeyso Koorsadan. Koordadan waxaan kusoo qaadan donaa sida aad u diyarsan leheyd presentation oo aad markiiba u isticmasho. Fadlan raac cashadara sida ay isugu xigaan. Waxan ku tusi doonnaa:

  1. Asaaska hore ee naqashadeynta PowerPoint slide.
  2. Sida loo so galiyo sawirada, shapes, sympols iyo SmartArt.
  3. Sida loo bixiyo ciladaha PowerPoint
  4. Sida Print loogu sameeyo, loogu badalo PDF, email, Share.
  5. Quich access Toolbar, Keyboard shortcuts.
  6. Slide Transition, animation, Effect customaization.
  7. Sida Muqalka iyo Codla loo soo galiyo.
  8. Sida loo galiyo Table, Sido loogu xiro Excel.
  9. Naqshadeeynta Charts
  10. Sida loo so galiyo Header iyo Footer
  11. Iyo waxyaabo kaloo badan.

 

Yaloogu talagaly Koorsadan

    • Koorsadan waa ay u furantahay dhan inta aan wali baran iyo Kuwa raba in ay xusustooda dib usoo celiyaan isticmalka PowerPoint.
Category: Tags: ,
2021 © kabarro.com All rights reserved.