Description
Coursadan Excel Book 1 waxan ku baran doona
dhamaan xirfadaha aasaasiga ah ee Excel.
Coursadan marka aad dhameyso waxa aad awood u leehaday:
- In aad u isticmaasho Excel barnaajimyada qaaska iyo shaqada.
- In aad sameyso dukument spreadsheet.
- in aad keediso ama aad la wadaagto asaagaada.
- in aad daababacddo dokumenyda aad diyaasidsay.
- iyo xirfado kale oo muhiim ah.
Coursadan waxaa lagu soo diyaariyay Excel 2019 lakiin waxa aad ku isticmali kartaa 2010, 2013, 2016, 2018, 2019.